29/10/18
Saturday:
- Inta aynaan guda galin
- Mawduuceena bal aynu
- Yara dul marno xog yar
- Oo kusaabsan visaha
- Visa waa dhukumenti
- Dalkugal kaas oo usuurto
- Galiya qofk inuu usafro dal
- Kale hadaba fiisaha noocan ah
- Wuxuu leeyay dhawr mushkiladood
- Oo ay kamid tahay inuu dhukumentiyo
- Xareeyo inuu tago saafarad
- Inuu wakhti badan ka lumo
- Laakin kan aynu kahadlaynaa
Waa maxay evisa
Evisa waa hanaan loo codsado visaha
Ama dalkugalka iyadoo LA maraayo hab online ah
Sidee loo codsadaa evisa
Markaad doonto inaad codsato habkan waxa
Muhiim ah inaad ka buuxbuuxiso websiteka
Dawladu leedahay waxa jira websityo badan
Oo been ah oo intay lacag kaa qaadan marka
Dambane aanad ka helayn wax fiisa ah
Hadaba si sad uga fogaato waa inaad booqataa
Webka dawlada aad rabto inaad u safarto
Tusaale hadaad rabto turkiga waxaad galaysaa
Webkan:(www.turkeyevisa.gov.tr)
Astaanta aad kugaran karto webka
Dawlada waa .gov ma isticmaasho cid San
Dawlad ahayn
Faaidooyinka evisa
waxa kamida faa idooyinkiisa
1:qofku uma baahna inuu tago
Safaarad oo uu ka xaraysto dhukumentiyadiisa
2:marks uudhoofayo waxa maamulayasha
Kastsamku ka hubinayaan servaradooda
Inuu qofkaasi haysto evisa kadib marks
Lahubiyo wax kaloo dheraada lagama
RabO
Dhamaad:
By:rambo