Monday, October 29, 2018

Waa maxay evisa

   Waa maxay evisa

29/10/18

Saturday:


                  



  • Inta aynaan guda galin 
  • Mawduuceena bal aynu
  • Yara dul marno xog yar 
  • Oo kusaabsan visaha
  • Visa waa dhukumenti  
  • Dalkugal  kaas oo usuurto
  • Galiya qofk inuu usafro dal
  • Kale hadaba fiisaha noocan ah
  • Wuxuu leeyay dhawr mushkiladood
  • Oo ay kamid tahay inuu dhukumentiyo
  • Xareeyo inuu tago saafarad
  • Inuu wakhti badan ka lumo
  • Laakin kan aynu kahadlaynaa 
Maaha sidaas aynu guda galno:

                            Waa maxay evisa

Evisa waa hanaan loo codsado visaha
Ama dalkugalka iyadoo LA maraayo hab online ah 

                
             Sidee loo codsadaa evisa 

Markaad doonto inaad codsato habkan waxa
Muhiim ah inaad ka buuxbuuxiso websiteka
Dawladu leedahay waxa jira websityo badan 
Oo been ah oo intay lacag kaa qaadan marka
Dambane aanad ka helayn wax fiisa ah
Hadaba si sad uga fogaato waa inaad booqataa
Webka dawlada aad rabto inaad u safarto
Tusaale hadaad rabto turkiga waxaad galaysaa 
Webkan:(www.turkeyevisa.gov.tr)
Astaanta aad kugaran karto webka 
Dawlada waa .gov ma isticmaasho cid San
Dawlad ahayn


                   Faaidooyinka evisa

waxa kamida faa idooyinkiisa 

1:qofku uma baahna inuu tago
Safaarad oo uu ka xaraysto dhukumentiyadiisa
2:marks uudhoofayo waxa maamulayasha
Kastsamku ka hubinayaan servaradooda
Inuu qofkaasi haysto evisa kadib marks
Lahubiyo wax kaloo dheraada lagama 
RabO

Dhamaad:

By:rambo


                       

                   

               
                        




     


           

           

         
                   

                   



Sunday, October 28, 2018

Tobanka Baassaboor ee ugu awooda badan caalamka

     Tobanka baasaboor ee ugu
 Awooda badan caalamka


By:saleeban rambo Markaynu ka hadlayno awoodaha ama kala fiicnaanta baasaboorada aduunka waxa ugu weyn ee baasaboorka ka dhigi kara mid qiima leh waa wadanka iyo halkuu kaga qiimaysan yay adu
unka haduu wadanku yahay mid amaan badan oo xasiloon oo Hodan ah waxa kor u isii kacaya sharafta basaaboorka hadaba maxaa ka dhiga baasaboorka mid awood badan.

baasaboorka waxa awood u yeela hadba inta dalkugal la'aan ee uu haysto baasaboorku markaynu leenay dalkugal la'aan waa  muwaadinka sita baasaboorka oo aan ubaahan wax visa ah markuu usafraayo wadan kale hadba inta wadan ee baasaboorkaagu kuu saamaxayo inaad FISA LA aan   Ku gasho waxay kadhigantay hadba inta  
Awoodiisu tahay hoos ka eeg
Liistada tobanka dal we haysta
Baasaboorada ugu awooda badan


1: Singapore        visa free 165




2: Japan      visa free  164





3: Germany  visa free. 164



4:  Denmark   visa free 161




5: Finland  visa free. 160




 6: France  visa free  159



7: Spain  visa free  157



8:Luxembourg  visa free  155



9: Portugal  visa free  150




10: united kingdom visa free  150